Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa bogaadiyay shaqada guddi ...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo bixiyay wareysi dhinacyo badan ...
Madaxweynaha iyo Hoggaamiyaha Liibiya ayaa isla qaatay in la dardargeliyo iskaashiga dhinaca tamarta, iyagoo adkeeyay ...
“Dowladda ay hoggaaminayaan Saaxiibadey waxa aan leeyanay wax aan shalay diiday yaan maanta dib loogu celin Dadka, marka aan ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiyey ...
Askarigii dhawaan dilka u geystay Taliyihii Saldhigga Booliiska Xaafadda Maxamed Mooge ee Hargeysa, Gaashaanle Cabdi Cali Nuur, ayaa saaka lagu xukumay dil toogasho ah. Maxkamadda Ciidamada Somaliland ...
Habdhowraha Baarlamaanka 11aad Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xasan Nuur ayaa beeniyay wararka sheegaya in mooshin loo gudbiyay si kulanka maanta oo ah mid daahkur ah loogu dhex qariyo.
Ka guddi ahaan ayuu sheegay in ay xoogga saarayaan sidii loo dhaqangelin lahaa jadwalka doorashada u degsan iyada oo laga faa’iideysanayo fursadda la heysto si Shacabka dib loogu celiyo awoodda ...
Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa dhowr jeer waxa ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeysay in ay ku daawatay dagaalka ka socda Dhulka Buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari si ay uga adkaato Daacish ...
EUNAVFOR ATALANTA ayaa xaqiijisay in la sii daayay doonta kalluumeysiga ee “AL NAJMA” oo calanka Yemen sidatay, taasoo ay ...